Ogeysiin Shaqo
Adeegga Socdaalka iyo Jinsiyadaha ayaa baadi gobaya shaqale aqoon u leh jagooyin kala duwan. Waxaad liiska jagooyinka ka heli kartaa boga Facebook-ga rasmiga ah iyo ciwaannada Telegramka ee machadka iyo mareegaha
www.ics.gov.et. Waxa aanu kugu wargelinaynaa in aad si shaqsi ah iskaga diwaangelin karto goobahayaga kala duwan ee diiwaan-gelinta laga bilaabo 9ka bishan Tihzaz iyadoo aay socon doonto mudo 15 cisho oo ah maalmo shaqo ooy ku jirto sabtidu idinko soo qaadanaya shahadoyinkina iyo warqadihina xirfada warqadahas copy ga oon la idiin soo celin doonin.
Goobaha diiwaangelinta. - Magaalada Addis Ababa, xafiiska machadka oo u dhow dhismaha Enat ee xaafada Piazza.
- Magalada Dire dawa diwan galintu waa Xafiiska Duqa Magaalada.
- Waxa kale oo aanu ku wargelinaynaa in aad si shaqsi ah iskaga diwaangelin kartaan xafiiska Madaxweynaha ee gobolada oo dhan.
• Codsadayaashu waa inay wataan warqada khibrada shaqo oo ku habboon jagooyinka ay codsanayan.
• Jagooyinka aan wax khibrada u baahnyn, waa inay keenaan caddaynta Imtixaanka Ka-baxa (Exit Exam) ee Jaamacadda.
• Sidoo kale, natijada GPA-ga qalin-jabinta jaamacadda waa inuu ahaadaa 2.5 oo labka ah iyo 2.00 dumarka; Jagooyinka u baahan heer waxbarasho, waa inay keenaan caddaynta COC. Codsadaysha codsanaya jagooyinka aan khibrad u baahnyn waa inay qalin jabiyeen wixii ka danbeyey sanadki 2015T.
• Wixii macluumaad dheeraad ah, kala soco website-ka Machadla iyo warbaahinta rasmiga ah ee bulshada!
Adeegga Socdaalka iyo Jinsiyadaha
Sii akhri
👉
https://ics.gov.et/job/ogeysiin-shaqo——
Telegram:
https://t.me/ICS_EthiopiaFacebook:
https://www.facebook.com/ICSEthiopiaTwitter:
https://twitter.com/ics_ethiopiaTikTok:
https://www.tiktok.com/@ics_ethiopiaLinkedIn:
https://www.linkedin.com/company/icsethiopiaYouTube:
https://www.youtube.com/@Ics_EthiopiaInstagram:
https://www.instagram.com/icsethiopia/